Heshiiskii Dhuusamareeb 3 wuxuu banaanka soo dhigay saddex arrimood oo Qarsoonaa!!

Dhuusamareb 3 waxey banaanka soo dhigtay saddex waxyaabood oo kharsoonaa, kuwaasoo kala ah, wejiga qarsoonaa ee Mr. Xoor Xoor oo ay cadaatay jihada siyaasadiisu u dhacayso oo ah meesha dabeyshu u dhaceyso; wajiga qarsoonaa ee Ambassador Donlad Yamamoto oo ay cadaatay inuu ka mid yahay lataliyeyaasha ah milikiileyaasha Madaxweyne Farmaajo oo go’aanka nuuca doorashada u … Continue reading Heshiiskii Dhuusamareeb 3 wuxuu banaanka soo dhigay saddex arrimood oo Qarsoonaa!!